Added by on May 18, 2013


HAN IYO HAGRASHO FILIM CAJIIBA.FULL MOVIE

WAA FILIMKII HAN IYO HAGRASHO OO QISO CAJIIBA LEH, FANNAANIINTA METELELAYA WAXA KA MID AH MURSAL MUUSE, XAMDA QUEEN IYO QAAR KALE.

Category:

Movies

Tags:

, , ,

15 Comments

  • fathiya2013 11 months ago

    waxbarasho waa iftiin haaaaaaaaa!

  • prince diinaar 11 months ago

    barako barako ku darso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • prince diinaar 11 months ago

    kulahaa wllo ma dheeraatay dee wadigii yoo dee haa yara gaabnaaye kkkkkkkkkkk

  • prince diinaar 11 months ago

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk runtii waa qosol iyo murugo dheh caadi maahn runtii inab cadi maahn adpaan ul dhacay

  • Somalia Rabiyow Midee 11 months ago

    filmka waa ka heli film fiicana waaye hambalyo aan leeyahay lkn ma qoslin warka aa igu adeeg eh dhibkaasaa jiraaa

  • Somalia Rabiyow Midee 11 months ago

    halayga raali ahaado somali waaba kala jeedaaye luqada aa mugdi iiga gali WAA KU DABA GURAAGI caay ma eh miyaane marki hargeysa la joogo an waaba jees jeestaye

  • styel11 11 months ago

    wlh markay inantu kacday e heestay ilmaa igu soo istaagtay waxan ka murugooday sida ay manta u qiirootay waxbarsho la’aanti u ogatay waxay thay

  • styel11 11 months ago

    bro jaariyad maaha waa inantii waynayde guriga u dhaltay o an waxba la bari shaqee uun la idhi lol

  • ruuneeyg 11 months ago

    wwwwwwwwwwwww nyc film waxbarashada waa iftiinka nolosha 3 iskuul geey hhhhhhhhhhhh chinaha naag gaban kadoono kuyyeh

  • Abdikaafi Adan 11 months ago

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sadax iskuul geey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 

  • Aden xirssi 11 months ago

    waa nice wallee

  • daacad ahmed 11 months ago

    gabadh wax la baraaa waa qoys wax la baray

  • samiir ahmed 11 months ago

    ceeb jaariyadnimada waa shaqo ma ahan wax xun dabcan xoogeeda shaqeesaneesa 

  • Maxamed Qatarooz 11 months ago

    Han Iyo Hagrasho Waa Filim Cajiib Ah .. Waxbarashaddu Waa Iftiinka Nolosha !!

  • ahmed diryah 11 months ago

    Waa film.xikmad leh thnkz all jilayaasha oo dhan iyo w/waxbarashada sland ee so qaban qaban qaabisay film kan

Comments are closed.